
Warsaxafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka ka dhacay deegaanka Geelgub lagu dilay 21 xubnion oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab.
NISA ayaa sheegtay in howlgalka uu ahaa mid isugu jiraydhanka cir iyo dhul oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleyda, islamarkaana howlgalka uu u dhacay sidii loo qorsheeyay.
Ugu dambeyntii Taliska NISA ayaa uga digay shacabka Soomaaliyeed iney ka foogaadaan goobaha bartilmaameedka ah ee lagu beegsanaayo kooxda Al-shabaab.
Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo dhameystiran:-
