Jimco, July 27, 2007HOL): Qaramada Midoobay ayaa ku eedeysay Dowladda
Warbixintii ugu dambeysay oo ay soo saartay kooxda UN-ka u xilsaaran la socoshada cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hub tiro badan ay Dowladda
Kooxdan la socoshada cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya ayaa sheegtay in Soomaaliya uu haatan galay hubkii ugu badnaa tan iyo wixii ka dambeeyay sanadkii 1990-kii, xiligaasi oo uu dalka Soomaaliya galay xaalad fowdo ah.
Hubka ay Dowladda
Dowladda Eritrea marar badan ayay beenisay eedeynta loo soo jeediyo ee ah in ay hubeyneyso dhinac ka mid ah dhinacyada isku mid ah Soomaaliya, hayeeshee kooxdan UN-ka ugu xilsaaran la socoshada cunaqbateynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa eedeynteeda ay ku cadddeysay Sawirro laga qabtay Filim muuqaal ah kuwaasi oo ay ka muuqdaan Gantaalaha ay Eritrea geysay Soomaaliya, kuwaasi oo ay sheegeen in lagu weeraray Diyaarad ay leedahay Dowladda Belarus, taasi oo caga-dhiganeysay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.
Kooxdan Qaramada Midoobay oo uu horkacayo Safiirka Dowladda Koofur Afrika u fadhiya UN-ka Ambassador Dumisani Kumalo ayaa sidoo kale sheegtay in diyaarad ay leedahay shirkad fadhigeedu yahay Dalka Ghana oo nooceedu yahay Boeing 707 ay 13 jeer isaga kala gooshtay Magaalooyinka Asmar iyo Muqdisho, waa sida ay kooxdan ka soo xigatay Urur Caalami ah oo qaabilsan Duulista Hawada.
Hayeeshee Safiirka Dowladda
Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online






