Jimco, February 09, 2007(HOL): Maleeshiyooyin ka tirsanaa Maxkamadihii Islaamka oo hubkooda wata, isla markaana qaba labis ciidan ayaa galay seddex Degmo oo ka tirsan Gobolka Waqooyi Bari ee
Dad xoola-dhaqato ah oo ku sagan Deegaanka Korakora oo hoos yimaada Degmada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in ay arkeen Maleeshiyooyinka Maxkamadaha Islaamka oo hubkooda wata, isla markaana doonaya in ay gudaha u sii galaan Gobolka W/Bari Kenya.
Maleeshiyooyinkan ayaa la sheegay in ay
Dowladda
Tan iyo wixii ka dambeeyay markii la wiiqay awooddii Maxkamadaha Islaamka ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in ay Xoogaggii iyo taageerayaashii Maxkamadaha Islaamka ay galeen gudaha Kenya kadib markii ay dhinaca Cirka ka duqeeyeen Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo gacan siinayay ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka oo daba taagnaa Xogaggii Maxkamadaha.
Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online