13 C
London
Tuesday, October 14, 2025

R/Wasaare Nuur Xasan Xuseen oo soo magacaabay Golihiisii Wasiirada

- Advertisement -spot_imgspot_img

Axad, December 02 (HOL) – R/Wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa  maanta soo magacaabay golihiisii wasiirada. Magacyada Cusub ee kuwii hore ku soo biiray ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha Dibadda oo loo magacaabey Maxamed Cali Xaamud  iyo Cabdiraxman Cabdi Xuseen  oo isna loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta. Labadan wasiir ayaan laga soo dhex saaran Baarlamaanka Dowladda Federalka.

 

Wasiirada 

  1. Xil. Saalim Caliyow Ibrow                                  Deputy Primer Minister /Ministry of high R/W/X Wasaarada Hidaha & Tacliinta Sare
  2. Xil. Ceydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf                     RWX   Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka
  3. Xil. Maxamed Cali Xirsi         Wasaaradda Howlaha Guud & Guriyeynta   
  4. Xil. Cali Maxamed Maxamuud Xareed    Wasaaradda Dalxiiska
  5. Xil. Khadiija Maxamed Diiriye                Wasaaradda Haweenka
  6.  Mr. Cabdiraxman Cabdi Xuseen             Wasaaradda Warfaafinta
  7. Xil. Ismaciil Maxamuud Hure                 Wasaaradda Waxbarashada
  8. Xil. Xusseen Ceelaabe Faahiye              Wasaaradda Qorsheynta
  9. Xil . Drs. Qamar Aadan Ali                  Wasaaradda Caafimaadka
  10. Xil. Ismaaciil Axmed Nuur                    Wasaaradda Gaashaandhigga
  11. Xil. Cabdi Xaashi Cabdullaahi                 Wasaaradda Degaanka iyo Bey’adda
  12. Xil. Maxamed Cabdulaahi  Kaamil         Wasaaradda Warshadaha
  13. Xil. Xassan Maxamed Nuur                 Wasaaradda Amniga Qaranka
  14. Xil. Maxamed Nuuraani Bakar          Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha
  15. Xil Ibrahim Isaq Yarow                   Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta
  16. Mr. Maxamed Cali Xaamud            Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga C
  17. Xil. Maxamed Ibraahim Xaabsade  Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
  18. Xil. Madoobe Nuunow M.           Wasaaradda Dhallinyada & Isboortiga
  19. Xil. Cabdi Mohamed Tarah         Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
  20. Xil. Axmed Jaamca Jengeli             Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa
  21. Xil. Cali Ismaaciil Cabdi Giir             Wasaaradda Gadiidka Badda & Dekedaha
  22. Xil. Cabdiraxmaan Jaamac Abdalla   W/ Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
  23. Xil. Maxamed Yusuf Weyrax            Wasaaradda Maaliyadda
  24. Xil. Cabdullaahi Yusuf Maxamed         Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta
  25. Xil. Cabdirisaaq Isaaq Biixi                  Wasaaradda DibU dhiska iyo Dib U Dejinta
  26. Xil. Maxamed Maxamuud Guuleed         Wasaaradda Arrimaha gudaha
  27. Xil. Abdulaahi Axmed Afrax                  Wasaaradda Ganacsiga
  28. Xil. Xassan Dhimbil Warsame                Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda
  29. Xil. Cabdulqaadir Nuur Caraale              Wasaaradda Beeraha
  30. Xil. Cali Cabdulaahi Cosoble                   Wasaaradda Dib U heshiisiinta
  31. Xil. Muuse Nuur Amiin                          Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
Wasiiru- Dawlayaasha 

  1. Xil. Sh. Aden Sh. Maxamed Deer         Wasaaradda Dib U heshiisiinta
  2. Xil. Cali Maxamuud Cabdi (Langare)      Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib U Dejinta
  3. Xil. Maxamed Maxamud Xeyd         Wasaaradda Gaashaandhigga
  4. Xil. Barre Ugaas                             Wasaaradda Warfaafinta
  5. Xil. Maxamed Axmed Kulan             Wasaaradda Beeraha
  6. Xil. Ibrahim  Maxamud Isaaq            Wasaaradda Qorsheynta
  7. Xil. Axmed Cumar Gaagaale            Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
  8. Xil. Saalax Ismaaciil Sakaawe          Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
  9. Xil. Maxamed Xuseen Caddow          Wasaaradda Arrimaha Dibedda
  10. Xil. Bootaan Ciise Caalin                   Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Dhulka
  11. Xil. Cabdikariin Cige Guuleed             Wasaaradda Maaliyadda
Wasiir Ku-xigeenada

1.       Xil. Fahma Axmed Nuur               Wasaaradda Arrimaha Gudaha

2.       Xil. Xassan Ibrahim Maxamed      Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare

3.       Sh. Jamac Xaaji Xuseen               Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

4.       Xil. Axmed Ciise Cawale Yare     Wasaaradda  Dhallinyarada & Isboortiga

5.       Xil. Maxamed Ismaciil Bulbul        Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

6.       Xil. Caasha Cabdullahi Ciise          Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska

7.       Xil. Cabdirahman Ismail Dirir          Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

8.       Xil. Maxamed Cabdi Cawad           Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib u Dejinta

9.       Xil.Maxamed Cali Daheeye             Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Joogta

10.   Xil. Xassan Buraale Maxamed         Wasaaradda Garsoorka

11.   Xil. Sharif Cali Maxamed Abukar     Wasaaradda Warshadaha

12.   Xil. Cabdi Kaafi Xassan                   Wasaaradda Ganacsiga

13.   Xil. Cabdi Xaaji Yariis                      Wasaaradda Dastuurka iyo Federaalka

14.   Xil. Khaliif Sheekh Cabdullahi           Wasaaradda Beeraha

15.   Xil. Maxamud Cabdi Xasan (Bekos) Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta

16.   Xil. Amiin Axmed Sheekh                Wasaaradda Maaliyadda

17.   Xil. Cali Maxamed Nuur                   Wasaaradda Degaanka

18.   Xil. Xassan Cabdi Guure                   Wasaaradda Dib U heshiisiinta

19.   Xil. Cabdullahi Axmed Cabdille         Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

20.   Xil. Cabdirahman Sh. Ismaaciil         Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

21.   Xil. Maxamud Axmed Kulalihi      Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga C

22.   Ms. Jamila Siciid Muuse                   Wasaaradda Qorshaynta

23.   Xil. Maxamed Maxamud Indhageel  Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta

24.   Xil. Cabdulaahi Bile Nuur                 Wasaaradda Waxbarashada

25.   Xil. Ciise Weheliye Maalin               Wasaaradda Caafimaadka

26.   Xil. Salaad Cali Jeelle                       Wasaaradda Gaashaandhigga

27.   Xil. Cumar Adan Xassan                  Wasaaradda Xanaanada Xoolaha

28.   Xil. Maxamed Sh. Isaaq Abaadir       Wasaaradda Gadiidka Badda iyo Dekedaha

29.   Xil. Xirsi Adan Rooble Afrax               Wasaaradda Warfaafinta

30.   Xil. Maxamed Xassan Ibraahim (Qoone)      Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda

31.   Xil. Bashir Maxamed Aden              Wasaaradda Amniga Qaranka

- Advertisement -spot_imgspot_img
Latest news

test test test

- Advertisement -spot_img
Related news
- Advertisement -spot_img

Site caching is active (File-based).