Waxaa bishan Augusto 22keedii shir isugu yimid beesha xawaadle ee ku nool
Shirkaas oo daba socday laguna taageerayay go’aanadii ka soo baxay shikii labada beelood ee Xawaadle iyo Karinle ay ku yeesheen magaalaga London maalintii isniinta oo ay bishani aheyd 20/08/07.
– Beeshu waxay si buuxda u taageereysaa dhamaan qodobadii laga soo saaray shirkii hore ee labada beelood.
– Waxaan baaq nabadeed u jeedineynaa dadka walaalaha ah oo isaga soo horjeeda nawaaxiga Maxaas iyo Ceel- buur, waxaan ka xunahay una tacsiyeyneynaa in tii ku dhimatay ku dhaawacantay ama ku barakacday.
– Waxaan balanqaadeynaa una istaageynaa sidii aan u joojin laheyn colaadaas
– Waxaan codsaneynaa in si deg-deg ah oo shuruud la,aan ah loo joojiyo xabada.
– Waxaan codsaneynaa in wax garadka, aqoonyahanada, iyo culimada labada beelood ee ku nool gudaha iyo dibaddaba ay ka qaataan kaalin mug leh oo ku aadan joojinta colaadaas
– Waxaan codsaneynaa in ay beel waliba ay ilaahey ka baqdo iska fogeyso, wixii sii horin kara colaadaas.
Wabilaahi Towfiiq
Gudoomiyaha beesha Xawaadle ee
Magacyada beesha Xawaadle ee soo saaray baaqa.
Noor Iidow Beyle Gudoomiyaha beesha Xawaadle ee
Mohamed Axmed Mohamed (dhagaweyne) Gudo-Xigeenka 1aad ee Beesha
Akid Ayaxow Gudo-xigeenka 2aad ee Beesha
Mohamed Ismaaciil Cilmi (Atoore) Xoghayaha Guud ee Beesha
Islaaw Bare Faarax Rooble Xoghayaha Maaliyada ——-
Islaaw Maxamud Maxamed Ugaas
Cabdi Cilmi Gumaas
Maxamed Abdulaahi Shuceyb
Guhaad Ibraahim Cabdi
Cabdirashiid cilmi
Cabdiwahaab Sheekh Ibraahim
Sheekh Saalax Maxamed Macalin
Sabriye Xalane Gaalshire
Maxamed Keydsane Xuseen
Axmed X. Maxamed (Cagakoonbo)
Ismaaciil Cilmi Xareed (Atoore)
Cabdulaahi xuseen Fiidshe
Maxamud Cilmi Caalin (
Abdulaahi aadan Nuur
Khaliif Muumin Tooxow
Muxudiin Keynaan (Shiino)
Nuur Cumar Cariif
Oday Maxamud Ibraahim Isaaq
Bashiir Mocow
Maxamed Daahir
G/sare Bare Shuri Faarax
Cilmi Muxumed Maalin
Pro Aweys Mohamed Waasuge
Ibraahim Cabdule Joolaal
Cabulaahi Xasan Sheekeeye
Muuse Weheliye Geedi
Axmed Raage Maxamed
Maxamed Tahliil Muumin
Cabdi Cilmi Axmed (Cabdi Dheere)
Cabdikariin Deexey maxaad
Maxamed Xasan Cilmi
Xaali Cunshur Baaley
Cabdi Faarax Beyle
Cismaan Mohamud Mahamed (Xumay)
Faarax Maxamud Maxamed (Xumay)
Dr Dirir Abdi Ibraahim
Col Abdulaahi Ali sheikh aadan (Yaaqshiid)
Maxamud Ciise Xaamud (Jilacow)
Salaad Dhalin Omar
Maxamud Guure Weheliye
Abdi Faarax Sharaawe (Laqanyo)
Sh Garaad Axmed Cadow
Faarax Ahmed Sharmarke
Cabdirashiid Amed Sharmarke
Maxamud Cabdi Gaab
Xaaji Maxamed Alaale
Dr Daahir Xasan Cabdi
Dr Cismaan Cilmi Guuleed
Buraale aadan Deeqow
Cabdi Xusen Faahiye
Faarax Cali Rooble
Dr Shuuriye Muumin
Cabdulaahi Sheekh aadan
Axmed Maxmed Dhoore (Shuqul)
Yuusuf (Amaano)
Dr Maxmed Muumin Raage
Drs Caasho Faarax Ducaale
Khaliif Warsame Waasuge
Xusen Mocow Kheyre
Cabdulqaadir Cabdule Xooshow
Maxamed Xasan Dalab
Xuseen Cali Fiidow
Inj Abdirashiid Ali Omar






