Shir dag dag ah oo ay isugu yimaadeen waxgaradka, culumaa’udiinka, aqoonyahanada, dhalinyarada beelaha Xawaadle iyo Murusade oo ka dhacay xaafadda Wembeley ee
Shirka waxa uu marka hore hoosta ka xariiqay soo jireenka islaanimo, darisnimo iyo walaaltinimo ee ka dhaxeeya labada beelood, taas oo ay dhidibada u aaseen madaxdii dhaqanka Allah u naxariistee Ugaas Muumin Ugaas Warfaa iyo Ugaas Faracadde Ugaas Muumin. Taariikhda daris wanaaga waxaa halkeedii ka sii wadeen Ugaasyadda nool ee kala ah Ugaas C/qaadir Ugaas Xaashi iyo Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif. Sidaa darteed waxaa halkaa laga soo jeediyay in waxgaradka, culumaa’udiinka iyo aqoonyahanka labada beelood ay u istaagaan joojinta dabka ka dhex huraya labada beelood ee walaalaha.
Hadaba Beelaha Murusade iyo Xawaadle ee ku wada nool wadanka
Guddiga Wadajir Ah
|
1- 2- Professor aways maxamed waasuge—-guddoomiyeku xigeen 3- G/sare ismaaciil cilmi xareed (atoore) 4- Daahiye cabdi cad 5- Nuur cumar cariif 6- Cabdi cilmi gumaas 7- Maxamed xuseen wardheere 8- Aadan maxamuud gacal 9- Eng. Axmednuur Muqtaar sh. maxamuud (oodoote) 10- Cabdikariin Deexay Maxaad 11- Xasan macallin maxamuud |





|
Liiska Magacyadda Ka Soo Qaybgalayyaasha |
|
|
Beesha karinle |
Beesha xawaadle |
|
1- Cumar xaaji xasan gardheer 2- Cumar indhagaduud 3- 4- Xasan xaaji cumar yare 5- Xoosheey dhagacadde 6- Sheekh axmed hadafow 7- Xasan cismaan rooble 8- Nuur fiidow jiilaal 9- G/sare axmed sheekh xasan hareed 10- G/sare axmed rashid islow 11- Mire 12- Cabdi faarax Caliyow 13- G/sare cabdi cadde nuur gaab 14- Nuur cismaan 15- Xuseen cabdulle dirir 16- Adan afrax miig 17- C/llahi gutale axmed 18- Xasan rooble cameey 19- Xayle cabdi barisse 20- Badri xayle cabdi 21- 22- C/raxman nur qanyare 23- Maxamed jimcale gambane 24- C/lle xusen mahadale (xusuleey) 25- C/xakiim sheekh cumar 26- Adan xaaji xasan 27- Xuseen sheekh 28- C/qadir nur culusow 29- Cumar 30- Maxamed maxamud turbi 31- Maxamed adan barow 32- Cumar sheekh nuur 33- Maxamud cumar abtidoon Ceel-bur 34- Xuseen maxamud gacal 35- Maxamud xoosh 36- 37- Yusuf jimacale gambane 38- C/llahi tolka 39- Cumar ibrahim dhagey 40- Xaaji yusuf dheere 41- 42- Cismaan faalko 43- Sayid khalifa 44- Faarax cabdi maalin 45- Adam maxamed sheekh nuur 46- Ibraahim cumar mahadale 47- Axmed shidane 48- Shukri sheekh 49- C/kariim macallin axmed 50- G/sare cabdi faarax caliyow 51- Ismaaciil boocow 52- Cabdullahi Guutaale Ahmed 53- Ahmed Sh. Mohamoud Oodoote 54- Cabdi Cabdulle Siyaad 55- Faarax Cabdi Maalin 56- Bashiir Cabdi Maalin 57- Liibaan Cabdi Nuur 58- Cabdi Nuur Nadaamiye 59- Cabdi Uul Xasan 60- Cabdi faarax Caliyow 61- Yuusuf Maxamed Mahadalle 62- Siciid Cali Ciid 63- Sh. Daauud Sh. Cabdullahi 64- Sh. Xuseen Siyaad Qoobay 65- Maxamed Maxamuud Geedi 66- Bare AAdan Jilicow 67- Cabdullahi Damal 68- 69- Cartan Shire Siyaad 70- Ahmed Macalin Indhoole 71- Shire Xaashi Cali 72- Cabdiraxiin MAxamed |
1- Xaaji maxamud ibraahim sheikh 2- Noor iidoow beeyle 3- Mohamed ahmed mohamed (dhagaweeyne) 4- G/sare ismaaciil cilmi xareed (atoore) 5- Khaliif muumin tooxow 6- Cilmi maxamed maalin 7- G/sare bare shukri faarax 8- Prof,awees mohamed waasuge 9- G/sare mohamed ibraahim shuceeyb 10- Ibraahim cabdulle joolaal 11- Abdi elmi ahmed (abdi dheere) 12- Abdi elmi gumaas 13- Nuur cumar cariif 14- Ali mohamed carab 15- Mohamed hassan elmi 16- Cilmi mohamed maalin 17- Mohamuud mohammed ugaas 18- Maxamad ismacil cilmi (atore) 19- Nohammed keydsane hussein 20- Ali raage shiikh omar 21- Salah muhumud moallin 22- Muuse weheliye geeddi 23- Xaaji cunshur baalley 24- Dr. Dirir abdi ibraahim 25- Abdullahi ali shiikh adan (yaaqshiid) 26- Sabriye halane ghaalshire 27- Mohamuud abdi gaab 28- Haji mahammad allaalle 29- Dr. Daahir hasan abdi 30- Dr. Osman cilmi guuleed 31- Gaashaanle buuraale adan deeqow 32- Gaashaanle abdi husen faahiye 33- Ali odawaa yarow 34- G/le ali adan guuleed 35- Farah ali rooble 36- Muxiddin keynaan (shiino) 37- Daahiye cabdi xaad 38- Maxamed xuseen xassan 39- 40- Xasan cusmaan muxumad 41- Dr maxmed muumin raage 42- Faarax axmed sharmaake 43- 44- Cabdi xuseen sheikh 45- C/rashid xaashi cumar 46- Barre faarax rooble 47- Axmed maxamed dhoore 48- C/rashid ceymoow 49- Maxamed daahir 50- 51- 52- C/wahab sheikh ibrahim 53- Eng abdirashid 54- Ibrahim rashid sheeikh axmed 55- C/raxman ismaaciil cilmi atoore 56- Sheik ibrahim sheikh 57- Axmed raage maxamed 58- Yusuf cabdulle xantaay 59- Xuseen 60- Dr daahir maxamed muxumad 61- Akid ayaxow 62- Maxamed guure cagdheere 63- Maxamed cumar faarax 64- C/allahi sheikh adan 65- Cabdukariim deexeey maxaad 66- Cabdinasir sheikh adan jimcaale 67- Salaad dhalin 68- Xuseen macoow khyare 69- Cadirasaq aadan geelle 70- Weriye Farxaan Maxamed jimcaale 71- Cabulqaadir Cabdulle Xooshow |






