Isniin,
Isimida Shirka isugu yimid oo tiradoodu gaareyso 12 Isim, isla markaana la safan maamulka Puntland ayaa waxay maamulka
“Gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn waxay ka mid yihiin Maamulka Puntland, wixii khasaare ah oo ka yimaadana waxaa qaadi doona maamulka
“hadda waxaan Caalamka u soo jeedineynaa in Maamulka Somaliland lagu booriyo inay Ciidamadooda kala baxaan Dhulkayaga ee ay mudada dheer gardarrada ku heysteen”ayaa mar kale lagu yiri qoraalka ay Isimmadu soo saareen.
Halkan ka fiirso Qoraalka ay Isimmada soo saareen oo Sawirran
Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online






