Sabti, March 17, 2007(HOL): Zahra Cabdulle oo ah Hooyo Soomaaliyeed kuna nool wadanka Finland, kana mid aheyd muddo 12 sano xildhibaanada goloha deeganka ee Helsinki, ayaa maalinta axada ee soo socota ee 18 maarso 2007 lagu rajo weyn yahay inay taariikhda Finland wax ka bedesho, oo ay noqoto qofkii ugu horeeyay ee ajnabi ah ee gala baarlamaanka Finland oo hadda boqol sano jirsaday.
Zahro waa musharaxad xisbiga cagaaran ama Green party (Vihreä) ee
Zahra waxay ku dhalatay Soomaaliya kuna soo qaadatay waxbarashadeedii hore, iyadoo markii hore ka mid aheyd araydii Soomaliyeed ee wax ku baran jiray wadanka Ruushka. Burburkii Ruusha ka dib Zahra waxay timid Finland, mana qasaarinin waqtigeedii qaaliga ahaa laakiin waxay bilowday sidii ay u sii wadi laheyd waxbarashadeeda iyadoo ka qalin jebesay machad sare oo ku yaalla Finalnd, waxayna Zahra shahaadada bechularka ku qaaday cilmiga umulisada.
Zahra Cabdulle waxay seddex jeer oo hore ku guulaysatay doorashada goloha deegaanka ee
Hadda oo ay Zahro markii labaad u sharxan tahay doorashada baarlamaanka
Doorashada baarlamaanka
Halkan ka booqo Warbixin ku saabsan Musharaxnimada Zahra Abdulla
Abdishakur M. Moalin