Talaado, March 13, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Uganda Yoweri Museveni ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo baxay Dowladda Eretereya oo ku wajahnaa Dowladda
Madaxweyne Museveni oo hadalkaasi ka jawaabayay isagoo ku sugan Madaxtooyadiisa
Madaxweyne Yoweri Museveni waxaa uu sheegay in Ciidamada
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Eretereya Ali Abdu ayaa ugu baaqay Dowladda
Si kastaba arrintu ha ahaatee, Wadamada Midowga Afrika ku bahoobay oo laga sugayay in ay Ciidamo 8,000 gaaraya ay u diraan Soomaaliya ayaa haatan waxay u muuqdaan kuwo ka cago jiidaya in ay ciidamadaas diraan, waxaana ilaa iyo haatan ciidamo u dirtay Soomaaliya Dowladda Uganda, halka ay jiraan dowlado si cad u sheegay in aysan Ciidamo u direynin Soomaaaliya, balse ay siyaabo kale uga qeybqaadanayaan howlgalka nabadeynta Soomaaliya.
Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online