13.2 C
London
Friday, November 7, 2025

London: Baaq kale oo lagu taageerayo nabadeynta Gobolada dhexe

- Advertisement -spot_imgspot_img

Waxaa bishan Augusto 22keedii  shir isugu yimid beesha xawaadle ee  ku nool London kaas oo ka dhacay Hotelka Holiday In, Ealing  London, NW3.

 

Shirkaas oo daba socday laguna taageerayay go’aanadii ka soo baxay shikii labada beelood ee Xawaadle iyo Karinle ay ku yeesheen magaalaga London maalintii isniinta oo ay bishani aheyd 20/08/07.

 

         Beeshu waxay si buuxda u taageereysaa dhamaan qodobadii laga soo saaray shirkii hore ee labada beelood.

 

         Waxaan baaq nabadeed u jeedineynaa dadka walaalaha ah oo isaga soo    horjeeda nawaaxiga Maxaas iyo Ceel- buur, waxaan ka xunahay una tacsiyeyneynaa in tii ku dhimatay ku dhaawacantay ama ku barakacday.

 

         Waxaan  balanqaadeynaa una istaageynaa sidii aan u joojin laheyn colaadaas

 

         Waxaan codsaneynaa in si deg-deg ah oo shuruud la,aan ah loo joojiyo xabada.

 

         Waxaan codsaneynaa in wax garadka, aqoonyahanada, iyo culimada labada beelood ee  ku nool gudaha iyo dibaddaba ay ka qaataan kaalin mug leh oo ku aadan joojinta colaadaas

 

         Waxaan codsaneynaa in ay beel waliba ay ilaahey ka baqdo iska  fogeyso, wixii sii horin kara colaadaas.

 

Wabilaahi Towfiiq

 

Gudoomiyaha beesha Xawaadle ee London – Noor Iidow Beyle


Magacyada beesha Xawaadle ee soo saaray baaqa.

 

Noor Iidow Beyle               Gudoomiyaha beesha Xawaadle ee London UK

Mohamed Axmed Mohamed (dhagaweyne) Gudo-Xigeenka 1aad ee Beesha

Akid Ayaxow                                                Gudo-xigeenka 2aad ee Beesha

Mohamed Ismaaciil Cilmi (Atoore)               Xoghayaha Guud ee     Beesha

Islaaw Bare Faarax Rooble                             Xoghayaha Maaliyada   ——-

Islaaw Maxamud Maxamed Ugaas

Cali Maxamed Arab

Cabdi Cilmi Gumaas

Maxamed Abdulaahi Shuceyb

Guhaad Ibraahim Cabdi

Cabdirashiid cilmi

Cabdiwahaab Sheekh Ibraahim

Sheekh Saalax Maxamed Macalin

Sabriye Xalane Gaalshire

Maxamed Keydsane Xuseen

Axmed X. Maxamed (Cagakoonbo)

Ismaaciil Cilmi Xareed (Atoore)

Cabdulaahi xuseen Fiidshe

Maxamud Cilmi Caalin (Mexico)

Abdulaahi aadan Nuur

Khaliif Muumin Tooxow

Muxudiin Keynaan (Shiino)

Nuur Cumar Cariif

Oday Maxamud Ibraahim Isaaq

Bashiir Mocow

Maxamed Daahir Cali

G/sare Bare Shuri Faarax

Cilmi Muxumed Maalin

Pro Aweys Mohamed Waasuge

Ibraahim Cabdule Joolaal

Cabulaahi Xasan Sheekeeye

Muuse Weheliye Geedi

Axmed Raage Maxamed

Maxamed Tahliil Muumin

Cabdi Cilmi Axmed (Cabdi Dheere)

Cabdikariin Deexey maxaad

Maxamed Xasan Cilmi

Xaali Cunshur Baaley

Cabdi Faarax Beyle

Cismaan Mohamud Mahamed (Xumay)

Faarax  Maxamud Maxamed    (Xumay)

Dr Dirir Abdi Ibraahim

Col Abdulaahi Ali sheikh aadan (Yaaqshiid)

Maxamud Ciise Xaamud (Jilacow)

Salaad Dhalin Omar

Maxamud Guure Weheliye

Abdi Faarax Sharaawe (Laqanyo)

Sh Garaad Axmed Cadow

Faarax Ahmed Sharmarke

Cabdirashiid Amed Sharmarke

Maxamud Cabdi Gaab

Xaaji Maxamed Alaale

Dr Daahir Xasan Cabdi

Dr Cismaan Cilmi Guuleed

Buraale aadan Deeqow

Cabdi Xusen Faahiye

Faarax Cali Rooble

Dr Shuuriye Muumin

Cali Nuur Sugaal

Cabdulaahi Sheekh aadan

Axmed Maxmed Dhoore (Shuqul)

Yuusuf  (Amaano)

Col Cali Aadan Guuleed

Dr Maxmed Muumin Raage

Drs Caasho Faarax Ducaale

Khaliif Warsame Waasuge

Cali Cabdulle Guure

Xusen Mocow Kheyre

Cabdulqaadir Cabdule Xooshow

Maxamed Xasan Dalab

Cali Eelaay

Cali Maxmaed Wehliye (Cali Afweyne)

Cali Maxamed Caraale

Xuseen Cali Fiidow

Inj Abdirashiid Ali Omar

 

- Advertisement -spot_imgspot_img
Latest news

test test test

- Advertisement -spot_img
Related news
- Advertisement -spot_img

Site caching is active (File-based).