Sabti,
Gaadiidkaan oo tiradoodu gaaraysay ilaa labaatan gaari ayaa saakay abaara sideedii subaxnimo waxa ay isa soo tubeen agagaarka xarunta gobollada jubooyinka ee baranwaa ciidanka boolika ee dagmada kismaayo oo goor dambe halkaas soo gaaray ayaa ayaa kala kexeeyay gaadiidkii halkaasi isugu yimid aygoo usheegay in ay milkii;layaasha gaadiidka oo loo sheegay in aan la ogalayn shaqo joojin aan maamulka ogayn.
Cabashadaan ay sameeyeen wadayaasha gaadiidka ayaa ka dambaysay wareegto ay maamulka ku mamnuuceen qaar ka mid ah dhaqamada ay adeegsadaan waxaana ka mid ah in aaan la qabsan karin dacallada baabuurta marka ay wadada in aan la wadi karin gaadiid aan lahayn muraayadaha loo yaqaan muraayad haadka ee lagu ogaado gaadiidka ka dambeeyo waxaana wareegtadaas ku qornayd gnaaxyo ay mutaysanayaan cidii ku xad gudubto shuruucdaas oo isugu jirto xarig iyo ganaax lacageed oo kala duwan.
Ugu dambeyntiina taliya ku xigeenka ciidamada ammaanka ee goballada jubooyinka axmed
Xasan Xareed Axmed