Waxaa barxadda ka soo horjeedda Masaajidka SALAAMA ee magaalada
1) Jubba
2) South Star
3) Filaj Corportion
4) Overbrook
5) South Eagles
6) JDS Plus
7) Shabeele
8) Amal
Tartankaan oo sannadkii horana la qabtay, ayaa waxaa markii ugu horeysay lagu i martiqaaday laba koox oo ka socota magaalada
Koobkii Horyaalka ee sannadkan ayaa waxaa ku guuleystay Kooxda South Stars (Senior) iyo Kooxda South Eagles (Juniors). Halka tartanka maalinlaha ah (one day tournament) ay ku guuleysteen kooxaha
![]() | ![]() | ![]() | ![]() | ![]() |
![]() | ![]() | ![]() | ![]() | ![]() |
![]() | ![]() | ![]() | ![]() | ![]() |
![]() | ![]() | ![]() | ![]() | ![]() |
![]() | ![]() | ![]() |
Guddiga waalidiinta ee Ottawa oo aad ugu dadaalay in ay cayaarahaan u dhacaan si habsami aha ayaa kala ahaa: Abdikarim Hurre, Cabdow Bakaal, Guleed Axmedey, Cabdow Dhabar, Abdi Kaafi, Abdi Hakiim, Maxamed Daahir iyo Rashid Lufthansa. Waxaa sido kale magaalada marti ku ahaa guddi ka socday magaalada
Gudiyadii soo qabanqaabiyey tartankan carruurta ayaa u mahadceliyey dhammaan waalidiintii Soomaaliyeed oo hiil iyo hooba la garab taagnaa intii ay socdeen cayaarahaas. Waxaa la go’aansaday in si wanaagsan laysugu diyaar gareeyo tartanka sannadka soo socda haddii alla idmo.
Hiiraan Online