14.1 C
London
Monday, October 20, 2025

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

- Advertisement -spot_imgspot_img
 
Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) – Taliska hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.

Warsaxafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka ka dhacay deegaanka Geelgub lagu dilay 21 xubnion oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab.

NISA ayaa  sheegtay in howlgalka uu ahaa mid isugu jiraydhanka cir iyo dhul oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleyda, islamarkaana howlgalka uu u dhacay sidii loo qorsheeyay.

Ugu dambeyntii Taliska NISA ayaa uga digay shacabka Soomaaliyeed iney ka foogaadaan goobaha bartilmaameedka ah ee lagu beegsanaayo kooxda Al-shabaab.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo dhameystiran:-

- Advertisement -spot_imgspot_img
Latest news

test test test

- Advertisement -spot_img
Related news
- Advertisement -spot_img

Site caching is active (File-based).