9/30/2013 10:42:07 AM
Waxaa xabsi la dhigey dad ay ku jiraan mas'uuliyiin xilal ka haya maamulada degmooyinka, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan arrimahaasi.
9/29/2013 1:56:45 PM
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ugu soo dhaweeyay gudoomiyaha Baarlamanka, ku simaha R/wasaaraha, Wasiirro, xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud
9/29/2013 1:51:42 PM
Qaar ka mida Waxgaradka ka soo jeeda Gobolada jubooyinka ayaa sheegay in Maamulka juba uu shacabka Jubbada hoose ku hayo tacdiyo iyo
9/28/2013 11:18:39 AM
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay xafididda midnimada qaran oo ay ku naaloodaan jiilka danbe ee
9/28/2013 11:08:05 AM
-Cumar Muuse Maxamed -Maxamed Maxamuud Cowlow -Maxamed Cali Maxamuud (Madka) -Axmed Xasan Cumar Ciid -Mulki Bakeey Maxamed
9/26/2013 11:26:38 AM
Wararka naga soo kala gaaraya magaalooyinka Mahadaay iyo Balcad oo ka tirsangobolka Sh/ dhexe ayaa waxay sheegayaan in labadaasi magaalo uu ku fatahay webiga
9/26/2013 11:19:12 AM
Maamulka degmada afgooye ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay qaati ka taaganyihiin ciidamo ka tiran kuwa dowladda Soomaaliya oo dhac iyo boob xoogan ku haya
9/26/2013 11:14:11 AM
Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa sheegaya in dibad-baxyo ka socda maalintii saddexaad magaaladaas uu ku dhaawacmay Mukhtaar Cabdi
9/26/2013 11:08:00 AM
Dowladda Itoobiya oo sheegtay inasayn wax qalqal iyo cabsi gelin ah aysan Al-shabaab ka geysan Karin dalalka Geeska Afrika oo uu ku jiro dalkooda, waxayna intaasi ku dareen inaysan waxba ka jirin
9/25/2013 12:33:31 PM
Odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal shalay ka soo yeeray odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo sheegay in dowladda
9/25/2013 12:29:32 PM
Maamulka Ahlu- Sunna Wal- Jameeca ee gobolka Galgaduud ayaa soo dhaweeyey guusha ay dowladda Kenya ka gaartay weerarkii argagixiso ee Sabtidii la soo dhaafay lugu qaaday xarunta ganacsiga Westgate shopping mall ee magaalada Nairobi. Guddoomiyaha saddexda gole ee Ahlu-Sunna
9/23/2013 4:23:22 AM
Xarakada Al-shabaab ayaa barteeda Twitter-ka ee ay dib u sameysatay markii laga xiray bartoodii seddexaad soo dhigay magacyada sagaal ruux oo ay sheegeen inay yihiin xoogagga ka qeyb qaadanaya howlgalka maalintii labaad shalay ka socday suuqa ganacsiga ee Westgate ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku dhinteen dad ka badan 70-ruux, halka dhaawacuna uu kor u dhaafay 200 oo ruux.
9/23/2013 4:22:14 AM
Maamulka KMG ah ee Jubba uuna hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam {Axmed Madoobe} ayaa waxay waxba kama jiraan ku tilmaameen warar sheegayey inuu isku dhac dhexmaray ciidamada maamulka Jubba ee ku sugan magaalada Kismaayo.

« previous1234567...1314next »


powered by
Custom Search
Sort by:
Relevance
Relevance
Date
Web
 
 
 
MagafeRam.jpg

festa.jpg